Jubbaland oo War cusub kasoo saartay Caleemo saarkii Axmed Madoobe (Akhriso)

War qoraal ah oo goordhaw kasoo baxay xarunta Madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa lagu shaaciyay in dib loo dhigay xaflada caleemo saarka Madaxweynaha Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe oo lagu waday in beri ka dhacdo Kismaayo. Madaxtooyada Jubbaland qoraalka kasoo baxay ayaa lagu sheegay in sababta dib loogu dhigay munaasabada caleemo saarka ay tahay kadib markii dowlada … Continue reading Jubbaland oo War cusub kasoo saartay Caleemo saarkii Axmed Madoobe (Akhriso)